| Home | Muzic | Sports | Your Views | Photos | Contact Webmaster |
|---|
Sawirkan aad arkaysaan waxaa weeye wiilkii faraha looga gubtray samaynta bogaga internetka gaar ahaan kuwa fudud ee aan sidaa usii "sophosticated" garaysnayan...hadaba waxaa iswaydiin leh sidee buu kubartay qofkani skills & Techniques-kan caantaynka ah ee uu meeshan kusoo ban dhigay?..run ahaantii uma uusan galin iskuul laakiin wuxuu kadaalacday kana faa'iidaystay bogaga INTERNETKAGaar ahaan kuwa loogu talo galay wax barashada ..hadaba Dhalintooy intaad ku mashquulsantihiin daalacashada Bogaga sida |
|
Binary Numbers Overview
Jamacada Osmania waa jaamcada ugu wayn uguna wanaagsan Jamacadaha gobolkan Andhra Pradesh (AP) waxayna bixisaa maadooyin kala duwan oo hada dunida lagabarto hase ahaatee halkanwaxaynu aga hadlaynaa qaybtao B.C.A oo aad Syllabus-keeda halkan halilekarto sanadka hore(1st year)..Sii akhri .
| |
| QAYBTANI WAA QAYBTII LINKS-KA HA U DAYMO LA'AAN: 1.Kadaawo sawirkii fanaanka sanadka King-Khalid.... Guji halkan 2.Kadaawo halkan arday joogta HYDERABAD oo Idhoyar Haysta....Guji halkan 3.Kafaa'iidayso cashankan kusaabsan binary numberska...Guji halkan Hadaad Doonayso inaad Ila soo xidhiidho ama aad fikhrad igu soo kordhiso fadlan...Email me Waxaa kaloo jirta in maalintii lasoo dhaafay laqaaday imtixaanadii Dugsiga hoose ee Degmada Elbuh ..guji halkan |
|
| Table Example: Here we are dealing with an advanced table with each and every HTML tag associated with table attributes...just have alook @ it: Guji Halkan | |
|